close
Jump to content

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 10,473 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Sawir muujinaya qaab dhismeedka xobinta taranka ee dunarka
Sawir muujinaya qaab dhismeedka xobinta taranka ee dunarka

Gudniinka Fircooniga (Af Ingiriis: Female genital mutilation; Af Carabi: ختان الإناث) (sidoo kale loo yaqaano Fircooni) waa goynta meel ka mid ah xobinta taranka dumarka gaar ahaan Kintirka waa caado dhaqameed soo jireen ah ee ka jirta Soomaaliya.

Gudniinka waxa uu meesha ka saaraa qeyb ka mid aha xubinta taranka dumarka, sida macaga aa laga arko caadadaan waxay Soomaaliya ka soo gaartay faraaciintii, kuwaas uu gudi jiray gabdhaha inta ay yeryihiin.

Dalalka gudniinka laga sameeyo way ku kala duwanyihiin qaab gudniinka hadba dal, Soomaaliya waxaa la gudaa gabdhaha marka ay afar sano soo gaaraan, gudniinka waxaa loo adeegsadaa sakiin ama middii oo ay suuragal tahay in aan la nadiifin.

Caadadan waxaa soo bandhigtay Waris Diiriye, oo ah moodel caan ah ila markaana noqotay safiirka gaarka ah ee Sanduuqa Dadweynaha ee Qaramada Midoobay (1997-2003). Si waafaqsan dhaqanka Soomaalida ee maxalliga ah, iyada oo ilmo ah ayay hooyadeed ku samaysay Fircooniga. Sida lagu sheegay warbixin, inta u dhexeysa sideed ilaa toban milyan oo haween iyo gabdho ah oo ku nool Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa halis ugu jira in lagu sameeyo gudniinka Fircooniga. Xitaa dalka Mareykanka, qiyaastii 10,000 oo gabdhood ayaa halis ugu jira.

Dhibaatooyin badan oo la ga la kulmo gudniinka fircooniga, sida dareenka qofka oo yeraada, caadada oo aan uga imaan si quman, dhalamada oo dhib ku ah iyo dhiigbax. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadata, shumbirtaan waxeey u-badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha, Shimbiraha nuucaan waxeey ku noolyihiin aduunka oo dhan.

Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadata, shumbirtaan waxeey u-badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha, Shimbiraha nuucaan waxeey ku noolyihiin aduunka oo dhan.

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
BERJAYA
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

BERJAYA
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

BERJAYA
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

BERJAYA
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

BERJAYA
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

BERJAYA
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

BERJAYA
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

BERJAYA
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
BERJAYA WikiQaamuus
Qaamuus
BERJAYA Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
BERJAYA Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
BERJAYA Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
BERJAYA Wikispecies
Lajien luettelo
BERJAYA Wikinews
Warrarka
BERJAYA Commons
Feylasha guud
BERJAYA Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.