close
Jump to content

Maakemaake

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Makemake)
BERJAYA
Muuqaalka dunidayar ee Maakemaake

🝼

Maakemaake (Af Ingiriis: Makemake; astaan: BERJAYA)[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa tan ugu wayn walxaha laga dhex helo "suunka kuiper" taasi oo leh 2/3 dhererka meeraha yar ee Bluto. Dunida Maakemaake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.

Qoraalo La Mid ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. JPL/NASA (2015-04-22). "What is a Dwarf Planet?". Jet Propulsion Laboratory. Retrieved 2022-01-19.