close
Jump to content

Kayene

Ka Wikipedia
BERJAYA

Kayene (Af Faransiis: Cayenne) waa magaalo madaxda gobolka Faransiis Guyana; waana magaalada ugu weyn gobolkaas waxa ay gaadhayaan dadka kunooli ilaa 100,323 kun oo qof.