BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Waxuu lahaa 'Cod ka soo kacaya culayska dhulka oo u socda meelaha ay gaadhaan malaa'igtu'
Sheekh Fathi Al-Mulaji, oo ah qari Qur'aan caan ah oo ka socda Masar, ayaa ammaan u jeediyay saaxiibkiis waagaas Sheekh Maxamed Sadiiq Al-Minsawi, isagoo leh: "Ma jirto wax laga oran karo isaga oo aan ahayn in uu yahay midhaha ugu wanaagsan ee geedka ugu wanaagsan."
Sidee aabbe iyo wiilkiisu u badbaadiyeen Soomaali iyo dad kale oo ku jiray huteelkii gubtay ee Delhi?
Dab aad u xooggan oo khasaare gaystay ayaa ka kacay hudheel ku yaalla aagga Malviya Nagar ee magaalada Delhi, maalinti Arbaca ee todobaadkii la soo dhaafay.
Xiddigaha caanka ah ee Afrika ee ciyaari doona Koobka Adduunka 2026
Koobka Adduunka ayaa markii ugu horreysay waxaa ku tartami doona 48 waddan oo ay ku jiraan 10 ka socota qaaradda Afrika. BBC-da ayaa diyaarisay warbixin ku saabsan dhammaan ciyaartoyda loo soo xulay.
Eedaysane maxkamad dhexdeeda ku dilay garsoorahii xukumay iyo sidii ay wax u dhaceen
Eedeysanaha ayaa fadhigii maxkamadda ka dhex sameeyay "fal dambiyeed dil ah" oo qorsheysan.
Boqolkiiba intee uga dhiman Iran inay sameysato Bam Niyukleer ah?
Iran keydka uranium-ka la hodmiyay ayaa noqday qodobka ugu weyn ee khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington ee ku saabsan dhammaadka dagaalka, balse mustaqbalka iyo halka uu yaallo kaydkan ayaa weli ah sir adag oo aan si fudud loo ogaan karin.
Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray hanjabaad cusub
Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta ee Yemen, cabdulmalik al-Houthi, ayaa ku dhawaaqay in kooxdiisu ay diyaar u tahay "heer kasta oo colaadda ah oo sii kordha" marka la eego xiisadaha ka taagan gobolka.
Ayaan Xirsi Cali: Sheekada haweenay 'muran badan' ka taagan yahay oo Soomaaliya ka carartay, kadibna Yurub ilaa Maraykanka
Ayaan Xirsi waa muwaadin Soomaaliyeed oo heysata dhalashada Holland iyo Mareykanka, waxayna caan ku tahay la dagaallanka xagjirnimada diinta iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka.
Zelensky oo soo jeediyay wadahadal fool ka fool ah isla markaana warqad furan u diray Putin
Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu “wax aad u wanaagsan” u arko haddii labada hoggaamiye ay kulmi lahaayeen.
Yaa dhaliyay goolkii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka iyo kii ugu dambeeyay?
Horraantii 1930-kii, waxaa dalka Uruguay ee ku yaalla Koonfurta Ameerika soo gaadhay 13 xul qaran si ay uga qaybgalaan tartankii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka, kaas oo ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo dibadda ka ah Ciyaaraha Olombikada.
Maxay dareemaan ragga iyo dumarku marka ay Timuhu ka daataan?
Xilli fiid ah, anigoo isu diyaarinaya dhalashada saaxiibaday, 17 maalmood kaddib fadhigeygii ugu horreeyay ee Kimikada ee kansarka naasaha, timahaygu waxay bilaabeen in ay si kedis ah ugu daataan qolka qubayska ee hoteelka.
Ma dhici doontaa in bini'aadamku ay carruur ku dhalaan hawada sare?
Caqabadda gaadhista meerayaashaas, maadaama safarrada dheer ee hawada sare ay saamayn ku yeelan karaan jirka bini'aadamka iyo awooddiisa taran, taas oo aan weli si buuxda loo fahmin.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 5 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 5 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 4 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.


























































